Somaliland oo si adag uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Maamulka Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqayay Dadka kunool gobolada Waqooyi in mar kale hormuud u noqdaan midnimada iyo wadajirka dalka Soomaaliya. War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in hadalka Madaxweyne Farmaajo uu ahaa gef , waxa ayna Somaliland sheegtay in hadalada madaxda Soomaalida … Continue reading Somaliland oo si adag uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo